beerfuur
(m.l)ld beergooyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beerfuur ↴
beergooyo [m.dh]
Siinta qof ku soo biiray dad beeralay ah oo meel wada deggan la siiyo dhul ku meel gaar ah oo uu sii beeryo. ld beerfuur, beergooye.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg