beergooyo
(m.dh)

Siinta qof ku soo biiray dad beeralay ah oo meel wada deggan la siiyo dhul ku meel gaar ah oo uu sii beeryo. ld beerfuur, beergooye.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beergooyo

beerfuur [m.l]
ld beergooyo.

beergooye [m.l]
ld beergooyo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg