beerlamaane
(m.l) (-nayaal, m.l/dh)

(baay.) Mid ka mid ah labada dir ama labada dir hoosaad ee dhirta ubaxleyda, ayaa lagu gartaa iniintooda oo laba beer leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beerlamaane

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg