beerrey
(m.dh)

1. Nooc ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed ka mid ah, oo leh jiib, jaan, sacab iyo biro la isku garaaco oo ragga iyo dumarku ay wada ciyaaraan. 2. ld beeraley.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beerrey

beeraley [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dad beeraha tacbada, kuna nool. ld beerrey (2).

dalagle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Nin beerrey ah.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg