beestayn
(m.l) (-nno, m.dh)Lacag bir ah oo ka mid ah sarifka rubiyadda oo u dhiganta hal santi, dhuruuruq. ld beesteen.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beestayn ↴
beesteen [m.l]
ld beestayn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg