Beexaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dhammaad; idlaad. 2. Kibir.
Beexaan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)1. Wax dhammaansho. 2. Qof kibrid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beexaan ↴
beexaamid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg