Belbel

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Holac weyn oo dabka ka baxo marka la shido. 2. ld belbelid. ld belel¹.

Belbel

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-elay, -eshay)

1. Meel jirka ka mid ah oo dhaawac ah xanfaafid. 2. Dab holac weyn bixin. ld belel².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga belbel

belbeli | belbelid | belbelin | belbelis | belel | belel | beleli | belelid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg