belbeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Dab si aad ah u holcin. ld beleli.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh belbeli ↴
belbel [m.l]
1. Holac weyn oo dabka ka baxo marka la shido. 2. ld belbelid. ld belel¹.
belbelid [m.f.dh]
eeg belbel². ld belbel¹ (2), belel¹, belelid.
belbelin [m.f.dh]
eeg belbeli. ld belbelis, belelin, belelis.
belbelis [m.l]
ld belbelin.
belel [m.l]
ld belbelid.
beleli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld belbeli.
belelid [m.dh]
ld belbelid.
belelin [m.dh]
ld belbelin.
belelis [m.l]
ld belbelin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg