Bender
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Magaalo meel xeeb ah ku taal. 2. Beled marso leh. 3. Yoolka ciyaarta imbiliga. ld bandar.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bender ↴
bandar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg