benned
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)Hawl ama ciyaar socotay joojin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh benned ↴
bennedan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-dmay, -dantay; -dmi)
Hawl, ciyaar iwm wax la benneday noqosho.
bennedan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Hawl ama ciyaar socotay oo la joojiyey ahaansho.
bennedid [m.f.dh]
eeg benned.
bennednaan [m.f.dh]
eeg bennedan. ld bennednaansho.
bennednaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld bennednaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg