Bennedan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)Hawl, ciyaar iwm wax la benneday noqosho.
Bennedan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)Hawl ama ciyaar socotay oo la joojiyey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bennedan ↴
bennednaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg