Bes
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1.(ld bis) 2. Erey lagu yiraahdo dameerka marka la doonayo in la joojiyo. 3. Erey loo jeediyo qof hawl hayey si uu u joojiyo. 3. B.tay baan ahay: waan liitaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bes ↴
bis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg