beycas
(m.l)

Midab ciira boos ah oo casaan yar ku dheehanyahay oo ay yeeshaan lo'da fardaha iyo riyaha. ld beyguduud.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beycas

beyguduud [m.l]
Midab lo'aad ah, bey guduud ku dhafanyahay. ld beycas.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg