Beys

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(kiim.) Iskudhis sii daaya ayoonka haydarogsayl, OH- , marka uu ku jiro milan-biyood. Milannada beysyada ahi waxay leeyihiin pH ka sarreeya 7.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beys

jaabajaabeys | jaabajaabeysad | jaabajaabeysasho | jaabajaabeysi | jaabajaabeyso | jaabeys | jaabeysad | jaabeysasho | jaabeysi | jaabeyso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg