bidco
(m.dh) (-ooyin, m.l)(dii.) Dhaqan diimeed cusub oo aan diinta Islaanka ka mid ahayn oo lagu soo daro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bidco ↴
bidceyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
(dii.) Wax, wax bidco ah, tixgelin.
bidcoobid [m.f.dh]
eeg bidcow.
bidcow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
(dii) Qof bidcinnimo ku sifoobay noqosho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg