bidixee
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-xeeyay, -xeysay)1. (f.g) Wax si hagar leh u sameyn. 2. (f.mg) Ka b.: wax dhanka bidix ka marid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bidixee ↴
haaneed [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Dhinaca bidixeed ee geela laga istaago marka la lisayo. 2. Hab wanaagsan, habsami. habsami
bidixeyn [m.f.dh]
eeg bidixee.
wadne-wareen [m.l]
(daaw.) Xaalad cudureed ku timaada qayb ka mid ah muruqa wadnaha oo u dhimata dhiig la'an awgeed. Astaamo: xanuun aad u xoog weyn oo lama filaan ah oo laga dareemo sida badan naaska bidixeed hoostisa, wuxuuna u fidi karaa xagga garabka, gacanta iyo luqunta.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg