biglee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -laysay)Iftiin kala googgo'an oo is daba jooga samayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biglee ↴
biglayn [m.f.dh]
eeg biglee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg