Biig
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:1. Warqadaha turubka inta u dhexeysa labaalaha ilaa shanlaha (ama tobanlaha). 2. Wax qiimo sidaa ah lahayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biig ↴
baandho | shanboolo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg