Biin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nan, m.l)1. Qodxo bir ah, noocyo kala duwan leh oo wax la iskula qabto. 2. Nooc ka mid ah gorgorka oo aad u dheereeya..
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biin ↴
tabiino | bayr | biinan | biindhayn | biindhee | biindho | bilirubiin | dhibiin | hiimoglobiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg