Biirjeex
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo, m.dh)Qof aan dhibta ka waaban; qof firfircoon oo aan halista ka waaban. ld birjeex.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biirjeex ↴
biirjeexnimo | birjeex |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg