Bikil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Inta weel qaado; mug.
Bikil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)Weel inta uu qaado ku shubid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bikil ↴
bikilan | bikilan | bikilid | bikilmid | bikilnaan | bikilnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg