Bikrad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Inan gabarnimadeeda qabta oo aan weli rag la gogolgelin; cadrad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bikrad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg