Biladdaye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

1. Cad dhalo ah oo dhan midab dheeh lacageed ah iyo rinji ka marsan yahay oo la iska arko ama muuqaalka soo celisa; muraayad; mandarad. 2. Qalab qaab dhuun leh oo muuqaallada fog soo dhoweya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biladdaye


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg