Bilis

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

1. Bulshada inteeda aan xag dhaqameed wax dhaliil ah isir u lahayn. 2. B. ah: qof aan xag dhaqameed wax dhaliil ah isir u lahayn. 3. B. xaawo: haween.

bilis*

Dumar ama haween


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bilis

bilisayn | bilisee | bilisxaawo | bilisxawood | dhebilisad | dhebilisasho | dhebiliso | dhibilisad | dhibilisasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg