Billaa
Qaabnaxa: Falkaab | Adverb Isrogrogga:Erey lagu muujiyo waxa loo maleeyo in ay dhacayaan; laga yaabaa in; armaa. Tus. “Billuu keen?”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga billaa ↴
ebi | saa | waa | saanqaad | ulaysi-dagiiran | unko | waagii macdanka | acuudu-billaahi | ambabbax | armaa |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg