Ulaysi-dagiiran

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Waddo halka ay ka billaabanaysa u ballaaran, halka ay ku dhammaanaysana u ciriiryoon oo dagiiranka lagu soo qumiyo si ay ugu ururaan edegga. Mur-dagiiran.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ulaysi-dagiiran


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg