bilqaxan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xnaa, -xnayd)Wax si aan nadaamsanayn loo kala daadshay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bilqaxan ↴
bilqaxnaan [m.f.dh]
eeg bilqaxan. ld bilqaxnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg