Binnuur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Koob yar oo qaxwada lagu cabbo. ld binnuuri.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga binnuur

binnuuri |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg