birdaawe
(m.l) (-wayaal, m.l/dh)

Weel fidsan oo bir ah, leh dheg la qabsado oo canjeerada iwm. lagu dubo; birlaxooxeed. ld birdaawo, birtaawe, birtaawo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh birdaawe

birdaawo [m.dh]
ld birdaawe.

birtaawe [m.l]
ld birdaawe.

birtaawo [m.dh]
ld birdaawe.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg