biriir
(m.dh)

1. Gaashi weyn, cad oo ku taal neef lo'ah oo midab aan caddaan ahayn leh. 2. Caro ama naxdin laga dareemo qofka wejigiisa. ld bariir.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biriir

bariir [m.dh]
ld biriir.

biriiri [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Weji biriir u yeelid.

biriirin [m.f.dh]
eeg biriiri. ld biriiris.

biriiris [m.l]
ld biriirin.

biriirix [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Wax aqoon yar ka helid.

biriirixid [m.f.dh]
eeg biriirix.

biriiryaabid [m.f.dh]
eeg biriiryow². ld biriiryow¹.

biriiryow [m.l]
ld biriiryaabid.

biriiryow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-yaabay, -yowday; -yaabi)
Baraarugid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg