biriiri
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Weji biriir u yeelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biriiri

biriirin [m.f.dh]
eeg biriiri. ld biriiris.

biriiris [m.l]
ld biriirin.

biriirix [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Wax aqoon yar ka helid.

biriirixid [m.f.dh]
eeg biriirix.

simbiriirixad [m.l]
ld simbiriirixasho.

simbiriirixasho [m.f.dh]
eeg simbiriirixo. ld simbiriirixad.

simbiriirixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid meel siman oo qoyaan ah ku kufin.

simbiriirixin [m.f.dh]
eeg simbiriirixi.

simbiriirixo [m.dh]
1. Kufidda lagu kufo meel siman oo qoyan. 2. Meel siman oo qoyan oo haddii lagu joogsado lagu kufo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg