Biriirix
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Wax aqoon yar ka helid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biriirix ↴
biriirixid | simbiriirixad | simbiriirixasho | simbiriirixi | simbiriirixin | simbiriirixo | simbiriirixo | simbiriirixoo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg