biriiryow
(m.l)ld biriiryaabid.
biriiryow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-yaabay, -yowday; -yaabi)Baraarugid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biriiryow ↴
biriiryaabid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg biriiryow². ld biriiryow¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg