birin
(m.f.dh)

eeg biri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh birin

dibbirin [m.f.dh]
eeg dibbiri.

faranfardee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -daysay)
1. Faranfardo samayn, birinbirqayn. 2. Kor u boodboodid (siiba kalluunka marka biyaha laga soo saaro).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg