Biriq

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Gantaal danab ah, xoog badan, wuxuu ku dhaco dila oo ka dhasha isku dhac daruuro marka roob da'ayo. ld wiriq.

Biriq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rqay, -riqday; -rqi)

Iftiin yar oo muuqday dhaqso u qarsoomid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biriq

birqid | danab | hanqar | ilbiriqsi | ilbiriqsi | wiriq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg