Biririf

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-fo /-fyo, m.l)

Dhowr daqiiqadood oo hawl la hayey laga nasto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biririf


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg