birjiko
(m.dh)ld burjiko.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh birjiko ↴
burjiko [m.dh] (-ooyin, m.l)
Qalab wax lagu karsado oo ka samaysan dhagax jilicsan ama bir leh, dhego la qabsado iyo meel kore oo dhuxusha lagu shubo. ld birjiko.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg