birsan
(m.dh)Nooc birta ka mid ah oo aad u adag birlab.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh birsan ↴
dibbirsan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Wax dibbiray noqosho.
dibbirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dibbiray ahaansho. ld dibbiraysan, dibbiryaysan.
dibbirsanaan [m.f.dh]
eeg dibbirsan. ld dibbiraysnaan, dibbiraysnaansho, dib- birsanaansho.
dibbirsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dibbirsanaan.
kibirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof kibray ahaansho.
kibirsanaan [m.f.dh]
eeg kibirsan. ld kibir-sanaansho.
kibirsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kibirsanaan.
libirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax qarsoon ahaansho.
libirsanaan [m.f.dh]
eeg libirsan. ld libirsanaansho.