birshub
(m.dh) (-byo, m.dh)Qalab biraha lagu dhalaaliyo, qaabab kala duwanna u yeesho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh birshub ↴
birshubid [m.dh]
Dhalaalinta iyo qaabeynta birta.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg