Bisabbisoo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ooday, -ootay)U b.: wax la rabo in la sameeyo marmasiinyo u raadsasho. ld bisimbisoo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bisabbisoo ↴
bisabbisood | bisimbisoo | bisimbisood |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg