bisin
(m.l)

(dii.) Aayadda suuradaha quraanku ka wada bilawdaan, mid mooyaane oo ah Bismillaahir-raxmaanirraxiim.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bisin

bismillee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
1. Bisin u qabsasho (cunto), dhadhamin. 2. (dii.) Bisin wax ku billaabid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg