bislayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

1. Cunto bisayl ka dhigasho. 2. Arrin u gogol xaarasho si aan go'aan qaadashadeeda loogu dhibtoon.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bislayso

bislaysasho [m.f.dh]
eeg bislayso. ld bislaysad, bislaysi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg