bisturi
(m.l)

(daaw.) Middi yar oo takhtarku u isticmaalo qalliinka, lehna af qalloocan ama af toosan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bisturi

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg