bitaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)Ciid khafiif ah hawo ku baahid.
bitaan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa,-nayd)Ciid khafiif ah hawo ku baahid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bitaan ↴
bitaamid [m.f.dh]
eeg bitaan.
gudbitaan-danabeed [m.l]
(fiis.) Rogaalka caabbitaanka (lammaanaha caabbiga P) ee walax. Waxa lagu cabbiraa saymen (S) halkii oom (S/omega). Gudbin danabeed (mdh.): maritaanka saldanab dhexmaro walax (gudbiye), marka ay badad danab saamayso walaxdaasi.
gudbitaan-kul [m.l]
(fiis.) Cabbirka kartida ay walaxi ku gudbiso kul.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg