Biyabbiyow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ku daridda badar lagu daro biya ka bateen noqosho. ld biyabbiyoobid.
Biyabbiyow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)Wax biyo ka bateen noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyabbiyow ↴
biyabbiyoobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg