Biyadhig
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Roob da'ay biyaha dhulka korkiisa uu kaga tago; xareed dhulka waran.
Biyadhig
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Roob da'ay biyo dhul ku dhaafid; roob xareed dhul warid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyadhig ↴
biyadhigid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg