Biyamar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Raadka uu roobka ku reebo meesha uu ku da'ay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyamar

biyamarin | biyamaris | biyamaris | daray | moos |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg