Biyarraaci

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax hore loo mayray biyo saafi ah oo wasakhda ka dhammeysa ku dhaqid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyarraaci

biyarraacin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg