biyashub
(m.l) (-byo, m.dh)

Meel dabiici ama dad sameeyey ah oo ay biyuhu si habeysan uga daataan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biyashub

biyashubad [m.l]
ld biyashubasho.

biyashuban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay; -bmi)
1. Meel ku wada shumbid. 2. Hadal ama arrin dulucdiisa meel isugu aruurmid.

biyashubasho [m.f.dh]
eeg biyashubo. ld biyashubad.

biyashubmid [m.f.dh]
eeg biyashuban.

biyashubo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Ku b.: hadal arrin iwm dulucdiisa meel isugu uruurid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg