Biyashuban

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

1. Meel ku wada shumbid. 2. Hadal ama arrin dulucdiisa meel isugu aruurmid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyashuban

biyashubmid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg